Qeexid

"cidla'joog m.dh.u Ugaar. ld duurjoog (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidla oo kali ah:
  • Cumar wuxuu dadkii ugu yeeray inay wax kala cunaan cuntadii, hase ahaatee waxaan aadin xeeradii cuntada Camar oo isagu meel cidla ah iska fariistay.
  • Sida ay wararka arintaa la xidhiidhaa sheegaan gabadhaasi waxa ay booliska u sheegtay inaanay cidina ka umulin ee keligeed meel cidla ah lu umushay.