Qeexid

"ld cirdood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciddood oo kali ah:
  • Xaaraan maqdac ah haba ahaadeen qaadka iyo sigaarkuba laakiin siday mamnuuciddooda Maxkamaduhu u maareeyeen ma jeclaysan.
  • Bulshadani waxay ka gaashaamatay in falal noocaas oo kale ihi dhiciddoodu baahdo, waxay na yeelatay dhaqan ay aragti-xadista ku yarayso.