Qeexid

"Dhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidan oo kali ah:
  • Cidanka Uganda oo la waregay V.Somalia Ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Uganda ayaa si rasmi ah ula wareegay amaanka xarunta Madaxtooyada Villa Somalia gelinkii danbe ee maalintii shalay.
  • Fiidnaam USA waxay go’aansatay inay Diem ku badasho Ky, qorshahaasna wuxuu sabab u noqday in 58.000 oo cidanka Marakaykanka ah ku dhintaan wadankaas, 2-malyan oo fiidnaamiyiin ahna ku baab’aan meeshaas, Maraykankuna jab iyo hoog ba’an kala soo noqday.