Qeexid

"cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cid oo kali ah:
  • Afduubkan fashilmay ayay dowladu ku tilmaantay mid lagu doonayay in qalal lagu geliyo amaanka dalka gaar ahaan Muqdisho, iyadoo aanay jirin cid sheegatay iyo cid lagu eedeeyay inay ka dambeysay afduubka gabadhaas yar.
  • Waxaan ku soo xidhayaa hadalkaygii " Ceelna uma qodna Cid kalena uma Maqna".