Qeexid

"Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cibaado oo kali ah:
  • Cali Nuur, ayaa ah nin wayn oo waayo arag ah islamarkaasna ehlo cibaado ah, waxaana lagu xasuustaa mudadii uu ahaa Taliyaha waxa uu Ciidanka ka saaray Askartii qaadka cuni-jirtay iyo kuwii waayeelka ahaa, waxaana uu mamnuucay in qaad lagu cuno xabsiyada.
  • Waxaa kamid ah maansooyinka uu tiriyay Deeqa, Gariimad,Badbaado,Nasiib kuma ciilo,Gaadasho,Cibaado,Jidhiidhico,Khaati, Geb gabo iyo qaar kaloo badan.