Qeexid

"eeg cayri. ld cayris."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceyrin oo kali ah:
  • Lama oga sababta ceyrintaas ay noqon karto mid meel mar ah madaama shirkadaas tahay mid si gaar ah loo leeyahay oo dowlada Puntland qandaraas ku siisey ilaalinta xeebaha Puntland anaga oo tixraaceyna xogta loo soo gudbiyey dadweynaha Puntland.
  • Casmara (AllPuntland) - Sida uu shaaciyay wargeys ku hadla Afka Dowladda Eritrea ayaa lagu daabacay in Xubnaha mucaaradka Dowladda Soomaaliya laga ceyrinayo magaalada Casmara oo muddo fadhiismo u aheyd.