Qeexid

"Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceyri oo kali ah:
  • Ciidamadan oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa waxay si toos ah u tageen xarunta Gobolka Hiiraan oo markaasi ay dadweyne fara badan bililiqo u geysteen waxaana halkaasi ay ka kala ceyriyeen dadweynihii bililiqada u geysanayey xarunta gobolka.
  • Dhawaan ayaa dawladda Ethiopia waxa ay ka ceyrisay gobolka tiro hey'adaha gargaarka ah, laakiin hada ayay dib ugu ogolaatay qaarkood inay ka hawlgalaan gobolka.