Qeexid

"Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho."

Qeexid Xigta

Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cesho oo kali ah:
  • Barre ayaa xusey in Xeer Hoosaadka Barlamanka qorayo in Labo Mooshin la furi karin taasna ay sababtey in cod loo qaado qodobkii laga hadli lahaa taas oo sababtey in uu xiranto doodii Dastuurka taasoo adkeyneysa in dib loo soo cesho.
  • ILAAHAY naguma cesho nidaamka noocaas ah mar danbe anaguna waynu ka tashanay.