Qeexid

"Cid xurmayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ces oo kali ah:
  • Jawaab Shankaroontu Kildhigan kadh kaga siisay ay ku tidhi; “Soori maay kaat; hadaad Soomaalida dhul la jeceshahay uga soo qaad inta Kiiniya ka haysato gobolka (NFD) guuji haabbaa, ugu dambayn, oh may small ambassidor.”
  • Wuxuu yidhi: "waxaan u dhiibanaynaa cid aan ka soo ceshan doonno goor aan aad ugu baahannahay".