Qeexid

"eeg celi. ld celis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga celin oo kali ah:
  • “Muddo hadda bil laga joogo, ayaa musu’liyiin Soomaaliyeed oo ka kala socda qaybo kala gedisan, ayaa waxay talabo geesinimo leh u qaadeen sidii loo soo celinayo sharaftii dhawacantay ee waddankooda”.
  • Haddaba waxaan markale ku celinaynaa dadkaa ha la sii daayo” ayuu hadalkiisa ku soo gebagebeeyey Axmad Siilaanyo.