Qeexid

"(-nno, m.dh) Orgi sannad jir ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceesaan oo kali ah:
  • Haddii ay arrintaasi igu haleeli lahayd meel miyi ah oo aan kolkaasi na hayn lahaa ‘bir’ waxa habboonaan lahayd in aan ceesaanta bireeyo, ka dibna ciddi yeelata aan ogeysiiyo.
  • Hase yeeshee hadii aynu soo qaado xikmadda ah “Nin-ba ceesaantii ceel gee”, sidaa darteed aynu nidhaahno Somaliland waxa dagaalka ciidamada xulafada iyo ciidamada Ciraaq uga dhigan hirdanka siyaasadda xisbiyada ku loolamaya hogaanka dalka.