Qeexid

"Ka c.: qof xurmayn, weynayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cees oo kali ah:
  • Hase yeeshee hadii aynu soo qaado xikmadda ah “Nin-ba ceesaantii ceel gee”, sidaa darteed aynu nidhaahno Somaliland waxa dagaalka ciidamada xulafada iyo ciidamada Ciraaq uga dhigan hirdanka siyaasadda xisbiyada ku loolamaya hogaanka dalka.
  • Islaantii waxay hadalkeedii ku gabagabaysay “gabadhii adhigu ka lumay waxay ku calaa-cashay ileyn caylaw cadaana, ileyn caga lagu ordaana, ileyn ceesaan cidaana.”