Qeexid

Miro, hilib iwm oo aan bislaan. ld cayriin, qayriin, qeeriin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceeriin oo kali ah:
  • Sarkaalkan wuxuu sheegay in jabahadan ay dhowr jeer oo hore hanjabaadyo u soo gudbisay dowladooda, kuwaasoo ku aadan inay dagaal ku qaadayso gobol galbeed kaga yaala dalka Uganda, kaasoo hodan ku ah shidaalka iyo macdanka ceeriin.
  • Aneexada ceeriin iyo bisaylba waa lagu cunaa, waxaa kaloo laga samayn karaa sonkor.