Qeexid

"ld ceeb."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceebaal oo kali ah:
  • Waa xorriyadda uu qofku kaga hor iman karo arrin caam ah oo ummadda inteeda kale qaadatay, oo uu iswaydiin karo saxnimada arrinkaas, isaga oon taas awgeed lagu faquuqin oo aan ceebaale lagaga dhigin".
  • Maamulka hadda jira waa loo hanweynaa, mase noqon, ceebaalkiisa ka sokowse waa uu caymin karaa Puntland inta uga harsan xilli maamuleedkiisa.