Qeexid

"Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceeb oo kali ah:
  • Oo yaa og ceebtayada?
  • Sidoo kale dunida reer galbeedku ee lagu majeerto inay horumar weyn ka gaadheen waxa loo yaqaan Dimoqraadiyadda iyo nidaamka doorashooyinka ku dhisan Axsaabta badan ayaa iyaga laftoodu ka ceeb la’ayn ka soo dhalaalidda hawsha adag ee doorashooyinka.