Qeexid

Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caytan oo kali ah:
  • Maandeeq iyo Raadyow Hargeysa-ba waxa maanta iyo shalayba (Sabti iyo Jimcihii) ay sii wadeen caytankii.
  • Waa yooyootan, caytan yaqyaqsi leh, ligis iyo dhooqo lagu galgasho oo si aan loo miidaan deyin ciddii la doono loo marmariyo.