Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Qof cayr ah noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayrow oo kali ah:
  • Siciid Macalin, ayaa la sheegay inuu xiriir wanaagsan kala dhexeeyay Aadan Cayrow.
  • Al-shabaab ayaa war-saxaafadeedkeedan ku sheegay in hay'adaha CARE & IMC horay looga mamnuucay inay ka shaqeeyaan Somalia, kadib markii ay ku heleen inay ka horjeedaan hadafkooda, ayna ka qaybqaateen dilkii Aadan Xaashi Cayrow.