Qeexid

"C. ah: midab madow oo farduhu yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caynab oo kali ah:
  • Isla markaana xuduudaha waxa asbuucii dhowaa cadeeyey wasaaradda arimaha guduhu guddi ay u soo dirtay degmooyinka Caynaba, Ceel-afweyn iyo Xudun, laakiin waxaanu la yaabanahay degmada ku taal gobolka Sool ee ku murmaysa degmo kale xuduudaheeda.
  • Buur Madowe iyo xubnihii ku weheliyey kulanka ka dhacey Caynabo ayaa lagu eedeeyay in ay la shaqeynayeen xukuumada Riyaale iyada oo warar soo baxaya tibaaxayaan in siyaasadii Somaliland dib ugu noqtey qaabkii beeleysiga.