Qeexid

Cid caymo siin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caynaani oo kali ah:
  • Dhinaca kale, Wasiiradan oo la sheegay in ay cabsi la casaadeen, kuwaas oo qaarkood ku ducaysanayeen; “Illaahiyo Sheekh Cigaalow na caynaani.”
  • Dhinaca kale, waxa kale oo suuqa soo gaadhay dad sheegtay in Madaxyuubka laftiisu caynaaniyay oo dilka ka reebay.