Qeexid

"Suun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu dudduwo laguna joojiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caynaan oo kali ah:
  • Weriyahan oo magiciisa layidhaahdo Caynaanshe Khaliif Iimaan ayaa muddo dheer uga hawl galayey shabakadda wararka ee Dhanbaal.
  • Sida la weriyey Faadumo Wacays Faarax oo ahayd gabadh qurux lagu majeertey; waxay ka dhalatay Reer Caynaanshe (Habar Yoonis), waxayna ooridiisa ahayd oo ay u dhaxday Maxamed Jaamac Caymar oo Xasan Maxamed ah (Ciise-Muuse).