Qeexid

"Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah."

Qeexid Xigta

Magac carbeed xarafka 'c'.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayn oo kali ah:
  • Wasiirka oo la weydiiyay in hadalkiisa uu u muuqdo mid uu nacayno Ethiopia ayaa sheegay inaysan taas ahayn, balse ay mar walba ku baaqi jireen in Somalida loo ogolaado inay aayaheeda ka tashato.
  • Shaki ma leh in afka caynkaas ah barashadiisu shaqo fudud aysan ahayn.