Qeexid

Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u magdhawda markuu shil ku yimaado.

Qeexid Xigta

ld caymin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caymis oo kali ah:
  • S: Waxa jira muddadaas sanad ku dhawaadka ah ee caymisku jiray cabasho iyo qaylo dhaan ka soo yeedhaysay dadka gaadiidleyda ah in lacag badan laga qaado dadka gaadiidka kala soo dega dekeda oo cidina aanay waxba u qaban markaa maxaad ugu talo gasheen?
  • S: Ma jirtaa gawaadhi marka aad caymiska u jarteen lixda bilood oo hore marka uu dekeda ka soo dego, oo aan dib idiinku soo noqon marka ay lixda bilood dhamaadeen?