Qeexid

"ld caymasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caymad oo kali ah:
  • Boqorkan oo magaciisa la yidhaa Daahir Shaadali, wuxuu boqornimada la caymaday guyaal hore, halkaasi u idlaaday xaalad boqor la’aan ah, kuwaas oo arrin la’aan ilkaha iskaga qubay, oo xariifnimo darteed daroogo u beertay.
  • Codbixintaa waxa ka caymaday oo aan cagta soo gelin mid ka mid ah Cabdillaahiyadii kursiga ku ciraystay.