Qeexid

"Nafley wax cayilan ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayili oo kali ah:
  • Xabsade ayaa xilkiisa waayey kadib markii wasaradiisa lagu cayiliyey wasarada Cali Cabdi Awaare.
  • Wasiirka dowladaha Hose Cali Cabdi Aware ayaa dhowan amar ka soo baxey xafiiska Madaxweynaha Puntland lagu sii cayiliyay wasaaradiisii isaga oo la hoos keeney dhamaan maamulada gobolada Puntland.