Qeexid

Hilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayil oo kali ah:
  • Walaal Siciid, waan malaynayaa in aad iga sugaysay kaalin intan ka hodansan, kana cayilan, waxaadse raalli ku noqotaa in sababtu tahay aqoontayda dhankaas oo weyd ah iyo anigoo aan haatan aan wax qoraallo ah gacanta ku hayn.
  • Xabsade ayaa xilkiisa waayey kadib markii wasaradiisa lagu cayiliyey wasarada Cali Cabdi Awaare.