Qeexid

"(-nno, m.dh) Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayayaan oo kali ah:
  • Maxaa dunida looga joojiyay isticmaalka sunta cayayaanka ee DDT?
  • Waxa kale oo loo isticmaalaa waxa cayayaanka Inta badan badeecaadka xabaasuuda waxa loo adeegsadaa waxyaabaha laysku qurxiyo iyo caafimaad ahaanba.