Qeexid

Hadal ama fal aan dhab ahayn oo uu qof mid kale kula kaco.

Qeexid Xigta

Ciyaar; dheel.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayaayir oo kali ah:
  • Sidaas awgeed waa in annaguna aan walaalaheena muslimiinta ah hiil iyo iskaashi ka dalbanaa, walow shaqsiyan aan si niyad ah u aaminsanahay gabaygii xikmadda xambaarsanaa ee Sayid Mxamed ku yir “Maandhow cayaayirka iga daa Carabi waa naage”.