Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan. ld ciyaaryahan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayaaryahan oo kali ah:
  • Saadaq Cali Ilig Beyle: Cayaaryahan da' yar oo mustaqbal wanaagsan ku leh cayaarta Kubada Koleyga.
  • Qaybtii hore ee cayaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-0 iyadoo qaybtii dambe ee cayaarta ayaa isbedeshay waxaana 2-1 ku adkaaday Cayaaryahanada Gobolka Shabeelada dhexe.