Qeexid

"Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan."

Qeexid Kale

Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar1.

Qeexid Xigta

Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayaar oo kali ah:
  • Halka ka daalaco Sawiro badan: Puntlandpost: See u aragtaa in aad la cayaarto dhalinyaro aad u da’yar oo aan helin wax tababar ah?
  • “Kuuriya waa xoog badan tahay, waxaana caawiyay ciideeda iyo taageerayaasheeda oo nagaga khajilsiiyay siday u qaylinyeen,” ayuu yidhi Cayaartoyga Poland.