Qeexid

"Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caws oo kali ah:
  • Duqaytan, ayaa waxaa la sheegay in xaafado gaar ah lala beegsaday kuwaas oo ay ku noolaayeen dad danyar ah oo ku nool mundulayaal iyo guryo cawshad ka samaysan.
  • Sakaaradu waxey ka tirsan tahey bahda cawsha.