Qeexid

"(-ooyin, m.l) Habeen."

Qeexid Xigta

Nasiib wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawo oo kali ah:
  • Jaamac Irbad oo doonaya Najiib ayaa garaacay guriga reer Cali Madhaafaan, waxaana ka furtay Cawo Raabi.
  • Cawo Raabi oo albaabkeeda sii xidhanayso ayaa hoos u tidhi awalba waqti-lumis iyo ma iska cunaa waxoogaagan ayaad kula socotay.