Qeexid

Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawlan oo kali ah:
  • Shaadh cawlan, cilmi yari iyo maarayn la'aan habka magaalo loogu noolaado ayuu reer miyiga soo barakacay ku soo kordhiyay magaalooyinka Burco ka mid tahay.
  • Elmer hooyadii dharka waxay u doortay Shaadh cawlan, waxayna sidaa u yeeshay si aanu uga muuqan uskaga iyo wasakhdu.