Qeexid

"ld caawiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawis oo kali ah:
  • J: Waxaan ka soo qaadanayay Kabo dul-abaar ah, Go’ ila yuugnow ah, Macawis Buuryo-sifays ah, Shaadh shaadh-xanaaqa iyo Haddee qaddar Hoos-ku-uumi ah.
  • Cali Madhaafaan, maadaama uu maalintaa la kulmay qoys cusub oo ay xididayaan wuxuu sitay huga kuwooda maalin-sharafeed, shaal, cumaamad, bakoorad qurux badan, macawisaha kuwooda ugu qaalisan.