Qeexid

"ld caawiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawin oo kali ah:
  • WFP waxay rajaynaysaa in hakinta mucawinadu noqoto mudo gaaban laakiin ma saadaalin karno inta ay qaadan doonto waayo arinku gacanta ma noogu jiro.
  • Iyadoo arinkii hore aan la yaabana, ayaa waxaa ii xigtay markaan dalka Sweden imid. waxaan aragnay oday dhoor wiil u joogta, oo i weydiiyay in aan caruurtiisa dhanka higgaadda ka cawin karo.