Qeexid

"/2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) ld caawi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawi oo kali ah:
  • K/xigeenka Badhasaabka gobolka Hargeysa, Cali Cawil wuxuu hadalkiisa ku daray in uu rajaynayo in Boqor Ciise uu kaalin wanaagsan ka qaadan doono isu soo dhoweynta madax-dhaqameedyada Arab iyo kuwa Somaliland.
  • Waxa uu sheegay in aysan wax cawimaad ah aysan ka helin Dawladda iyo hay’adaha Samafalka tan iyo dabeyshii dhacday ee dhibaatada ka geysatay deegaanka.