Qeexid

"Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo."

Qeexid Kale

ld caweyn.

Qeexid Xigta

(-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caweys oo kali ah:
  • Caweyska: Cabdinuur Daljir (Q.3AAD) Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo wareysiga fannaanka Cabdinuur Aadan Daljir.
  • Laakiin, warkaa waxa beeniyay Madaxweyne Cigaal oo Idaacadda BBC-da, laanteeda Afka Soomaaligu ay la xidhiidhay caweysinkii xalay.