Qeexid

"Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawee oo kali ah:
  • Waxay dariiqadan aynu guddoonsanay ku tusaysaa halka aynu ka marayno wada tashiga ay ku caweeyaan dadyowga nabada jiraa.
  • Beledweyne oo Bandow la geliyey Baabuur Saaran Makaroofoono ayaa galabta lagu arkayey guddaha magaalada Beledweyne, kuwaas oo dadka ugu baaqaya inay waqti fiican xiraan goobaha meheradaha ganacsiga iyo goobaha kale ee lagu caweeyo.