Qeexid
Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
[-dnaa, -dnayd]
f.mg4Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
Fal / verb
m.l
Qeexid: Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo.
Qeexid Xigta: Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xoolo badan meel isugu ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawdan. ld cawdnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cawo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Waxbuuxsamay ama daboolmay noqosho (meelbannaan ama daloosha).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Waxbuuxsamay ama daboolmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -day, -datay
Qeexid: Xoolo badan meel isugu ururid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Qof, baahi weyn alaab maacuun u qaba ahaansho. ld ceedan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qeexid Xigta: Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawd2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhinac; dhan.
Qeexid Xigta: Aagga u dhow meel. ld caaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld cawaran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld cawlan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) ld cawaran1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]