Qeexid
ld cawaweer2.
ld cawaweer2.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: /dh Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah libaaxbadeedka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld kabawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Qof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg caweeran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kabawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld canjeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld kaba-waar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley habeenkii wareegta.
Qeexid Xigta: Dhillo.
Qeexid Kale: Cuntub gaar ah, ilaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto.
Qeexid Xigta: Kaalmo; gargaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qeexid Xigta: Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Oogada dadka inta la qarsho; foolxuumo; ceeb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cawo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Inkaar.
Qeexid Xigta: Il, cawri.
Qeexid Kale: Xin, kuuni, xasdi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: /mg3 Weer xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kabawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld kabawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawee. ld caweys (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]