Qeexid

(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawaran oo kali ah:
  • Ruwaayadda waxay ku socotay afar nin iyo gabadh, nin tuurleh, nin curyaanah, nin cawaran iyo nin xoog weyn.
  • Ruwaayadda waxay ku socotay afar nin iyo gabadh, nin tuurleh, nin curyaanah, nin cawaran iyo nin xoog weyn.