Qeexid
Habeen meel nabad gelyo lagu baryo.
Qeexid Xigta
ld cawabbarid.
Habeen meel nabad gelyo lagu baryo.
ld cawabbarid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: /2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Habeen meel nabad ku baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld cawabbaryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax habeen meel ku nabad gelin. ld cawabbariisii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawabbarii. ld cawabbarisiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld cawabbarii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld cawabbariin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cawabbari1 (2), cawabbarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cawaraad, cawiraad, cawirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Neef rimman candho keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Rabbibaryid; Ilaah wax ka tuugid.
Qeexid Xigta: Cunto laguducaysanayo samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cabbaar3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xin, kuuni.
Qeexid Xigta: Il, dhabato, illaaco, cawro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cawo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qeexid Xigta: Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: /2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Hanti cid leedahay kuunyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Alle wax ka bari; ducaysi.
Qeexid Xigta: Cunto ay samayso cid ducaysanaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qeexid Xigta: Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]