Qeexid

Cawaaqib aan wanaagsanayn ee qof noloshiisu ku dambeyo. ld cawaaqibxumaam.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawaaqibxumi oo kali ah:
  • Doqonnimada yaabka lahi waxay tahay in ayadoo laga wada dheregsanyahay cawaaqibxumidii laga dhaxlay dagaallada sokeeye, haddana weli loo caabboonyahay oo loo ciidan uruursanaayo dagaallo cusub oo holca.