Qeexid

"Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawaaqib oo kali ah:
  • Sida laga soo xigtey wakaaladda wararka ee Iiraan ee IRNA, waxa wakiilka siyaasadda ee Argentine loo sheegey in dawladdiisu ay masuul ka noqon doonto dhammaan cawaaqibka sharciyadeed iyo midka siyaasadeed ee ka soo baxa xukunkaas.
  • Siday ilo xogogaal ah oo ku dhawdhaw Madaxtooyada Somalia ay Tolow tan xukuumad ahi miyaanay qiyaasi karayn cawaaqib xumada ka dhalan karta wax-ka-qabad la’aanta Musuqmaasuqa ka dhex oogan Wasaarada Duulista hawada.