Qeexid

"Dad jaahil ah oo aan diin lahayn."

Qeexid Xigta

Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawaan oo kali ah:
  • Qaarka mid ah ragga mucaaridka ee cawaandiyayntu ku dhacday ayaa hadalkaa wasiirka ku tilmaamay af-dhanaanaan aan geedna loogu soo gaban.
  • Ministarku isagoo cawaandiyayntiisa sii wata, wuxuu sheegay in nimankaasi hadday ciyaar seel-seelida joojin waayaan in aanay ka baqan doonin ee ay kax bannaan isugu soo baxaan, kooda ciidda la cunsiiyo.