Qeexid
ld cantatab1.
ld cantatab1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld cantatab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay.
Qeexid Xigta: C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld cantatabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qandho kulul oo haysa awgeed la jarayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: qandho kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld cashatab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cashatab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg catatar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab2, catajebi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Joog, dherer.
Qeexid Xigta: Kobta ay iska galaan bowdada iyo barida.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel godan, canka xoolaha ku taal oo daaqu ku ururo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catatabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Hoore si isdabajoog ah u liqid.
Qeexid Xigta: Sigaar dhuuqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) (dii.) Shay qaab iskutallaab leh oo dadka kiristaanka ah astaan diineed u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Garab qodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catow1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld cashatab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]