Qeexid

"ld casumaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casuumad oo kali ah:
  • Cali Suudaani wuxuu xaaladda casuumadda uu joogay uu bar-bar dhigay sida foosha xun iyo kala firdhashada uu ku dhammaaday xidhiidhkii ka dhaxeeyay isaga iyo Canab Indho-jacayl.
  • Hadaba, Intii aanan aqbalin casuumada ayaan su’aalo badan isweydiiyay, sida: Waatuma Ayaan Xirsi?