Qeexid

(-do, m.l) Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casumaad oo kali ah:
  • Afuridda casumaadda darteed: Wuu afuri karaa hadduu sooman yahay Soon Sunna ah, gaar ahaan hadduu kaa codsado qofka casumaadda dhiganaya sida ku soo aroortay Xaddiiskan: ((إذا دعي أحدكم إلى طعام فليُجب، فإن شاء طعم، وإن شاء ترك )) مسلم وأحمد والطحاوي.
  • Nebiga (scw) wuxuu Cabdirxamaan ku yiri: "casumaad sameey (alla bari) waloow neef arina ha ahaadee, Illaah xaaskaaga iyo maalkaagana ha kuu barakeeyo".