Qeexid

"Ka qaadista nin siyaasi ah xilka."

Qeexid Xigta

ld casilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casilaad oo kali ah:
  • Farxaan Xasan nuu maanta xilkiisii iska casilay, kaddib markii uu qoraal casilaaddiisa ku saabsan uu u gudbiyay madaxweynaha Galmudug, Col.
  • Mar wax laga weydiiyay in is casilaadiisa ay la xiriirto xaalada iska soo horjeeda ee Magaaladaasi marka la eego Maxaakiimta Islaamka ee uu ka tirsan yahay iyo kuwa Xisbul Islaam ayaa shaaqa ka qaaday inaysan meesha ka marneyn arimhaasi.