Qeexid

"Qof jago hayo ka qaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casil oo kali ah:
  • Madoobe ayaa ka haya DFKMG ah xil wasiirnimo oo muhiim ah iyada oo la filayo hadii magaciisa gudbiyo uu iska casili doono xilalkaas.
  • Gudigii hore ee doorashooyinka Somaliland ayaa isku casilay khilaaf baahay oo soo dhexgalay xukuumada iyo mucaaradka, kuwaasoo ay ka dhasheen mudaaharaadyo sababay inay dad ku dhintaan kuwo kalena ku dhaawacmaan.