Qeexid

"ld canshuuro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cashuuro oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu beeniyey warar sheegayey in xukuumaddu ku talojirto qorshe lagu kordhinayo cashuuraha kala duwan ee dadweynaha laga qaado iyo inay jiraan meelo cusub oo cashuuro laga qaadayo toona.
  • Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo uu xukuumadda ku dhaliilay inay xawaaladaha dalka ku soo rogtay cashuuro.